Bacaadweyn – Gaalkacyo | Xarig-jarka Wejiga Koowaad ee Dhismaha Laamiga
11|08|2026 Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa maanta xarigga ka jaray wejiga koowaad ee dhismaha laamiga isku xira Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, kaas oo dhererkiisu yahay 20 KM. Mashruucan waxaa fulinaysa Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), iyadoo kaashanaysa shirkadaha qandaraaslayaasha ah ee Kebarco Construction Company, oo dhammaystirtay 13 KM, iyo Albashid Construction Company, oo dhammaystirtay 7 KM. Mashruuca waxaa […]
Bacaadweyn – Gaalkacyo | Xarig-jarka Wejiga Koowaad ee Dhismaha Laamiga Read More »










