Guddoomiyaha Hay’adda Waaddooyinka Puntland (PHA) Dr. Cabdifitaax Maxamed Sugulle ayaa maanta kormeer ku tagay shaqada dayactirka joogtada ah ee godadka buuxinta jidka laamiga ah ee isku xira Qardho – Boosaaso, gaar ahaan aagga Waaciya
04-Jan-2026 Guddoomiyaha Hay’adda Waaddooyinka Puntland (PHA) Dr. Cabdifitaax Maxamed Sugulle ayaa maanta kormeer ku tagay shaqada dayactirka joogtada ah ee godadka buuxinta jidka laamiga ah ee isku xira Qardho – Boosaaso, gaar ahaan aagga Waaciya. Shaqadan dayactirka ah ayaa socon doonta 15 maalmood, waxaana horey looga fuliyay qaybo kamid ah jidka Carmo – Qardho, si […]









