Ogaysiis Fursad Tababar Injineeradda Puntland

Waxaa la ogaysiinayaa Injineerada iyo Xirfadlayaasha Puntland in Hay’adda Wadooyinka Dowladda Puntland ay bilaabayso tababaro kobcinaya aqoonta iyo kartida injineerada maxaliga ah.

Tababarada labaxinayo waxaa kamid ah:-

  • Land Surveying – Barashada Sahaminta dhulka
  • ArcGIS software – Barashada barnaamijka ArcGIS.
  • Lab and material testing :- Barashada shaybaarka wadooyinka.
  • Fundamental Road Maintenance- Barashada Dayactirka Wadooyinka.

Hadii aad danaynaysid barashada xirfadaha kore fadlan iska diiwaangali linkiga hoose:-

https://forms.gle/v8FrNnqT8iFem3hg6