soo gabagabaynta sahanka ( final survey) iyo kala Asteynta kama dambaysta ah ee waddada Gaalkacyo – Bacaadwayne.
Hay’adda Wadooyinka Puntland (PHA), oo kaashanaysa shirkadaha dhismaha wadooyinkan ee Albshid iyo Kebarko, ayaa soo gabagabeeyey sahanka ( final survey) iyo kala asteynta kama dambaysta ah ee wadada Gaalkacyo – Bacaadwayne, oo dhererkeedu yahay 40km. Labada shirkadood ayaa loo calaamadeeyay 20km ay kiiba dhisayso. Sahankan oo muhiim u ah bilowga dhismaha mashruuca, waxaa si wadajir […]









