Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), Dr. Cabdifitaax Sugulle, ayaa kormeer ku sameeyay daah-furka wajiga koowaad ee dhismaha laamiga Bacaadweyn ee gobolka Mudug.
22-Jan-2026 Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), Dr. Cabdifitaax Sugulle, ayaa kormeer ku sameeyay daah-furka wajiga koowaad ee dhismaha laamiga Bacaadweyn ee gobolka Mudug. Wajiga koowaad ayaa lagu dhammaystiray laamiga dhex mara deegaanka Bacaadweyn, kaas oo laga soo bilaabay kontoroolka waqooyi, soona gaaray koonfurta magaalada, halkaas oo laga sii wado dhismaha. Laamigan cusub wuxuu qayb ka […]









