News

Injineero ka tirsan Ha’adda Wadooyinka DPL (PHA) ayaa kormeer shaqo ku tagay dhismaha Wadada Galkacyo – Bacadweyn (Section2).

11-Feb-2026 Qaybtaan oo u dhaxaysa Galkacyo – Dusmada, waxaa ka socda diyaarinta lakabyada wadada iyo shubka biyo- Mareenada. injineerada ayaa kormeeray habsi socda shaqada , hubinta garaaca lakabyada ,jooga lakabyada wadada, tayada shubka iyo birta. Mashruucan waxaa Maalgelinasa Dawlada Puntland waxaan kormeerasa Hay’adda Wadooyinka PHA.

Injineero ka tirsan Ha’adda Wadooyinka DPL (PHA) ayaa kormeer shaqo ku tagay dhismaha Wadada Galkacyo – Bacadweyn (Section2). Read More »

MADAXWEYNAHA OO DHAGAX DHIGAY DHISMAHA WADADA BACAADWEYN-GAALKACYO.

03-July-2025 Bacaadweyn: 03 July 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo safar shaqo ku tegay Deegaanka Bacaadweyn, ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, taasi oo lagu dhisayo isku tashi iyo cashuurta shacabka laga qaado oo dalka dib loogu dhisayo. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Madax kala duwan, Wasiirka Hawlahaguud, Guddoomiyaha

MADAXWEYNAHA OO DHAGAX DHIGAY DHISMAHA WADADA BACAADWEYN-GAALKACYO. Read More »

Hay’adda Waddooyinka Dowladda Puntland (PHA) ayaa si rasmi ah xarigga uga jartay qalab cusub oo casri ah oo loogu talagalay ilaalinta tayada daamurka wadooyinka iyo sahanka dhismaha (drone survey iyo qalabyo kombiyuutar ah).

GAROWE – 23 Luulyo 2025 Hay’adda Waddooyinka Dowladda Puntland (PHA) ayaa si rasmi ah xarigga uga jartay qalab cusub oo casri ah oo loogu talagalay ilaalinta tayada daamurka wadooyinka iyo sahanka dhismaha (drone survey iyo qalabyo kombiyuutar ah). Munaasabadda xarig-jarka waxaa si rasmi ah u daahfuray Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guddoomiyaha Hay’adda PHA, Ku-xigeenka Guddoomiyaha,

Hay’adda Waddooyinka Dowladda Puntland (PHA) ayaa si rasmi ah xarigga uga jartay qalab cusub oo casri ah oo loogu talagalay ilaalinta tayada daamurka wadooyinka iyo sahanka dhismaha (drone survey iyo qalabyo kombiyuutar ah). Read More »

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garowe shirka Daahfurka Qorshaha Istiraajiiyadda shanta (2025-2029), iyo Dib-u-eegista Qorshihii hore oo ka koobnaa saddex sano (2022-2024)

Garowe 24-7-2024 . Furitaanka shirka waxaa kasoo qaybgalay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Guddoomiyaha hay’adda Wadooyinka Puntland, Guddoomiye ku-xigeenka, agaasimayaasha waaxyaha PHA, marti sharaf ka socotay bah-wadaagta hay’adda iyo marti sharaf kale. Shirka oo hal maalin socon doona ayaa looga doodi doonaa qorshayaasha hay’adda ay ku shaqayn doonto shanta sano ee

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garowe shirka Daahfurka Qorshaha Istiraajiiyadda shanta (2025-2029), iyo Dib-u-eegista Qorshihii hore oo ka koobnaa saddex sano (2022-2024) Read More »

Bosaso – Daafurka Xarunta Xakamaynta Xamuulka DPL

31-Agt-2025 Maanta waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Xakamaynta Xamuulka Gaadiidka ee DPL – Bosaso, taas oo ah goob muhiim ah oo lagu hubinayo culayska gaadiidka si loo ilaaliyo tayada iyo cimriga wadooyinka. Munaasabadda xarig-jarista waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Hawlaha Guud, Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland, Guddoomiyaha Gobolka Bari, Duqa Degmada Bosaso,

Bosaso – Daafurka Xarunta Xakamaynta Xamuulka DPL Read More »

KORMEERKA DHISMAHA LAAMIGA BIRTA-DHEER – KALABAYR.

06-Sept-2025 Maanta waxaa socdaal shaqo iyo kormeer ku tagay dhismaha laamiga muhiimka ah ee isku xira Birta-dheer – Kalabayr wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Puntland, Mudane Maxamed Faarax Maxamuud, oo ay wehelinayeen Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, xubno ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Waddooyinka Puntland, Ganacsade Jaamac Dhagadheere

KORMEERKA DHISMAHA LAAMIGA BIRTA-DHEER – KALABAYR. Read More »

KORMEERKA DHISMAHA WADDADA GAALKACYO – BACAADWEYN (QAYBTA DUSMADA GALKACYO)

07-Sept-2025 Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud, ayna ka mid ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), ayaa kormeer shaqo ku tagay dhismaha waddada Gaalkacyo – Bacaadweyn (Qaybta Dusmada oo ay gacanta ku hayso shirkadda Albashid). Wafdiga waxaa halkaas si diirran ugu soo dhaweeyey Maareeyaha shirkadda

KORMEERKA DHISMAHA WADDADA GAALKACYO – BACAADWEYN (QAYBTA DUSMADA GALKACYO) Read More »

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda waddooyinka Puntland Abdirizak Mohamed Hayir oo ay weheliyaan khuburo katirsan hay’adda PHA ayaa maanta ka qaybgalay kulan watashi ah oo u dhaxeeyay hay’adaha Dowladda iyo hay’adda WFP.

09-Dec-2025 Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda waddooyinka Puntland Abdirizak Mohamed Hayir oo ay weheliyaan khuburo katirsan hay’adda PHA ayaa maanta ka qaybgalay kulan watashi ah oo u dhaxeeyay hay’adaha Dowladda iyo hay’adda WFP. Shirka waxaa looga arrinsanahay qorshaha WFP Somalia (2026-2030) iyo iswaafajinta qorshaha guud ee Puntland (Puntland Five Year plan 4). ‎Kulanka waxaa furay wasiirka Qorshaynta

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda waddooyinka Puntland Abdirizak Mohamed Hayir oo ay weheliyaan khuburo katirsan hay’adda PHA ayaa maanta ka qaybgalay kulan watashi ah oo u dhaxeeyay hay’adaha Dowladda iyo hay’adda WFP. Read More »

Guddoomiyaha Hay’adda Waaddooyinka Puntland (PHA) Dr. Cabdifitaax Maxamed Sugulle ayaa maanta kormeer ku tagay shaqada dayactirka joogtada ah ee godadka buuxinta jidka laamiga ah ee isku xira Qardho – Boosaaso, gaar ahaan aagga Waaciya

04-Jan-2026 Guddoomiyaha Hay’adda Waaddooyinka Puntland (PHA) Dr. Cabdifitaax Maxamed Sugulle ayaa maanta kormeer ku tagay shaqada dayactirka joogtada ah ee godadka buuxinta jidka laamiga ah ee isku xira Qardho – Boosaaso, gaar ahaan aagga Waaciya. Shaqadan dayactirka ah ayaa socon doonta 15 maalmood, waxaana horey looga fuliyay qaybo kamid ah jidka Carmo – Qardho, si

Guddoomiyaha Hay’adda Waaddooyinka Puntland (PHA) Dr. Cabdifitaax Maxamed Sugulle ayaa maanta kormeer ku tagay shaqada dayactirka joogtada ah ee godadka buuxinta jidka laamiga ah ee isku xira Qardho – Boosaaso, gaar ahaan aagga Waaciya Read More »