Kormeer Dayactirka Waddada Bardo-dacawo-Garowe
Tariikh:- 22/09/2024, Guddoomiyaha Hay’adda wadooyinka Puntland Dr Abdfitah Mohamed Sugulle, Ayaa kormeer iyo hubin ku sameyey tayada shaqado ee ka socota waddada Bardo-dawaco-Garowe. Halkaas oo laga waday dib u dhiska burburka Garbaha wadada (Shoulder erosion) soo gaadhay waddada. Guddoomiyaha Ayaa u kuur galay si qoto dheer tayadda shaqada isaga oo adkeeyey in aad xil la […]
Kormeer Dayactirka Waddada Bardo-dacawo-Garowe Read More »

