Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Faarah Cawad iyo Gudoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland Dr Abdifitah Sugule ayaa maanta xafiiska wasiirka ku qaabilay wafadi ka socday Hay’adda Qaramada Madoobe UNOPS-.
#Garowe 01-Dec-2025 Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Faarah Cawad iyo Gudoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland Dr Abdifitah Sugule ayaa maanta xafiiska wasiirka ku qaabilay wafadi ka socday Hay’adda Qaramada Madoobe UNOPS- uu hoggaaminyo Madaxa Xafiiska Soomaaliya iyo Madaxa Barnaamijiyada. Waxaana laga wada hadlay shaqooyinka kaabayaasha dhaqaalaha ay UNOPS ka wado Puntland, gaar ahaan sahanka jidadka ay […]








