Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda waddooyinka Puntland Abdirizak Mohamed Hayir oo ay weheliyaan khuburo katirsan hay’adda PHA ayaa maanta ka qaybgalay kulan watashi ah oo u dhaxeeyay hay’adaha Dowladda iyo hay’adda WFP.
09-Dec-2025 Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda waddooyinka Puntland Abdirizak Mohamed Hayir oo ay weheliyaan khuburo katirsan hay’adda PHA ayaa maanta ka qaybgalay kulan watashi ah oo u dhaxeeyay hay’adaha Dowladda iyo hay’adda WFP. Shirka waxaa looga arrinsanahay qorshaha WFP Somalia (2026-2030) iyo iswaafajinta qorshaha guud ee Puntland (Puntland Five Year plan 4). Kulanka waxaa furay wasiirka Qorshaynta […]







