Injineero ka tirsan Ha’adda Wadooyinka DPL (PHA) ayaa kormeer shaqo ku tagay dhismaha Wadada Galkacyo – Bacadweyn (Section2).

11-Feb-2026

Qaybtaan oo u dhaxaysa Galkacyo – Dusmada, waxaa ka socda diyaarinta lakabyada wadada iyo shubka biyo- Mareenada.

injineerada ayaa kormeeray habsi socda shaqada , hubinta garaaca lakabyada ,jooga lakabyada wadada, tayada shubka iyo birta.

Mashruucan waxaa Maalgelinasa Dawlada Puntland waxaan kormeerasa Hay’adda Wadooyinka PHA.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *