Waxaa la ogaysiinayaa Injineerada iyo Xirfadlayaasha Puntland in Hay’adda Wadooyinka Dowladda Puntland ay bilaabayso tababaro kobcinaya aqoonta iyo kartida injineerada maxaliga ah.
Tababarada labaxinayo waxaa kamid ah:-
- Land Surveying – Barashada Sahaminta dhulka
- ArcGIS software – Barashada barnaamijka ArcGIS.
- Lab and material testing :- Barashada shaybaarka wadooyinka.
- Fundamental Road Maintenance- Barashada Dayactirka Wadooyinka.
Hadii aad danaynaysid barashada xirfadaha kore fadlan iska diiwaangali linkiga hoose:-
https://forms.gle/v8FrNnqT8iFem3hg6
