Mashruuca Dib-udhiska 21 Culvert ee Boosaaso-Lasodawaco

Isniin 04-28-2025

Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) Dr Cabdifitaax Sugule iyo Agaasimaha Waaaxda Injineerinka Eng Abdimahad Mohamed Farah Huruse , Ayaa maanta kormeeray dhismaha biyo mareenada Bosaaso- Laasadawaco. oo maanta soo gabo-gabawday, lana saaray laamiga buundadii (culverts) 22aad.

Waxaana laga maalgaliyay cashuurta dadka Puntland.

Mashruucan ayaa maanta soo gabo gaboobay.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *