Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), Dr. Cabdifitaax Sugulle, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dhismaha waddada Bacaadweyn–Dusmada.
09-Nov-2025 Bacaadweyn Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), Dr. Cabdifitaax Sugulle, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dhismaha waddada Bacaadweyn–Dusmada. Kormeerka ayaa diiradda lagu saaray habka tayada ciidda lagu dhisayo waddada iyo guud ahaan heerka uu mashruucu marayo. Guddoomiyaha waxaa kormeerka ku wehliyay Lataliyaha Sare ee Hay’adda PHA ee Arrimaha Tayodhawrka Waddooyinka Eng. Mohamed Cabaas Nuur, […]








