Completed Projects

Bosaso – Daafurka Xarunta Xakamaynta Xamuulka DPL

31-Agt-2025 Maanta waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Xakamaynta Xamuulka Gaadiidka ee DPL – Bosaso, taas oo ah goob muhiim ah oo lagu hubinayo culayska gaadiidka si loo ilaaliyo tayada iyo cimriga wadooyinka. Munaasabadda xarig-jarista waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Hawlaha Guud, Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland, Guddoomiyaha Gobolka Bari, Duqa Degmada Bosaso, […]

Bosaso – Daafurka Xarunta Xakamaynta Xamuulka DPL Read More »

Mashruuca Dib-udhiska 21 Culvert ee Boosaaso-Lasodawaco

Isniin 04-28-2025 Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA) Dr Cabdifitaax Sugule iyo Agaasimaha Waaaxda Injineerinka Eng Abdimahad Mohamed Farah Huruse , Ayaa maanta kormeeray dhismaha biyo mareenada Bosaaso- Laasadawaco. oo maanta soo gabo-gabawday, lana saaray laamiga buundadii (culverts) 22aad. Waxaana laga maalgaliyay cashuurta dadka Puntland. Mashruucan ayaa maanta soo gabo gaboobay.

Mashruuca Dib-udhiska 21 Culvert ee Boosaaso-Lasodawaco Read More »

The First Annual Puntland Road Development Conference Report

The 1st Annual Road Development Conference in Puntland, held from January 9th to 12th, 2025, in Garowe, marked a historic milestone in Puntland’s efforts to address critical challenges in road infrastructure development. Organized and sponsored by the Puntland Highway Authority (PHA), the conference brought together government officials, engineers, experts, and stakeholders to collaboratively tackle issues

The First Annual Puntland Road Development Conference Report Read More »