Abdallah Deero

Injineero ka tirsan Ha’adda Wadooyinka DPL (PHA) ayaa kormeer shaqo ku tagay dhismaha Wadada Galkacyo – Bacadweyn (Section2).

11-Feb-2026 Qaybtaan oo u dhaxaysa Galkacyo – Dusmada, waxaa ka socda diyaarinta lakabyada wadada iyo shubka biyo- Mareenada. injineerada ayaa kormeeray habsi socda shaqada , hubinta garaaca lakabyada ,jooga lakabyada wadada, tayada shubka iyo birta. Mashruucan waxaa Maalgelinasa Dawlada Puntland waxaan kormeerasa Hay’adda Wadooyinka PHA.

Injineero ka tirsan Ha’adda Wadooyinka DPL (PHA) ayaa kormeer shaqo ku tagay dhismaha Wadada Galkacyo – Bacadweyn (Section2). Read More »

MADAXWEYNAHA OO DHAGAX DHIGAY DHISMAHA WADADA BACAADWEYN-GAALKACYO.

03-July-2025 Bacaadweyn: 03 July 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo safar shaqo ku tegay Deegaanka Bacaadweyn, ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, taasi oo lagu dhisayo isku tashi iyo cashuurta shacabka laga qaado oo dalka dib loogu dhisayo. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Madax kala duwan, Wasiirka Hawlahaguud, Guddoomiyaha

MADAXWEYNAHA OO DHAGAX DHIGAY DHISMAHA WADADA BACAADWEYN-GAALKACYO. Read More »

Hay’adda Waddooyinka Dowladda Puntland (PHA) ayaa si rasmi ah xarigga uga jartay qalab cusub oo casri ah oo loogu talagalay ilaalinta tayada daamurka wadooyinka iyo sahanka dhismaha (drone survey iyo qalabyo kombiyuutar ah).

GAROWE – 23 Luulyo 2025 Hay’adda Waddooyinka Dowladda Puntland (PHA) ayaa si rasmi ah xarigga uga jartay qalab cusub oo casri ah oo loogu talagalay ilaalinta tayada daamurka wadooyinka iyo sahanka dhismaha (drone survey iyo qalabyo kombiyuutar ah). Munaasabadda xarig-jarka waxaa si rasmi ah u daahfuray Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guddoomiyaha Hay’adda PHA, Ku-xigeenka Guddoomiyaha,

Hay’adda Waddooyinka Dowladda Puntland (PHA) ayaa si rasmi ah xarigga uga jartay qalab cusub oo casri ah oo loogu talagalay ilaalinta tayada daamurka wadooyinka iyo sahanka dhismaha (drone survey iyo qalabyo kombiyuutar ah). Read More »

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garowe shirka Daahfurka Qorshaha Istiraajiiyadda shanta (2025-2029), iyo Dib-u-eegista Qorshihii hore oo ka koobnaa saddex sano (2022-2024)

Garowe 24-7-2024 . Furitaanka shirka waxaa kasoo qaybgalay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Guddoomiyaha hay’adda Wadooyinka Puntland, Guddoomiye ku-xigeenka, agaasimayaasha waaxyaha PHA, marti sharaf ka socotay bah-wadaagta hay’adda iyo marti sharaf kale. Shirka oo hal maalin socon doona ayaa looga doodi doonaa qorshayaasha hay’adda ay ku shaqayn doonto shanta sano ee

Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Garowe shirka Daahfurka Qorshaha Istiraajiiyadda shanta (2025-2029), iyo Dib-u-eegista Qorshihii hore oo ka koobnaa saddex sano (2022-2024) Read More »

Bosaso – Daafurka Xarunta Xakamaynta Xamuulka DPL

31-Agt-2025 Maanta waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Xakamaynta Xamuulka Gaadiidka ee DPL – Bosaso, taas oo ah goob muhiim ah oo lagu hubinayo culayska gaadiidka si loo ilaaliyo tayada iyo cimriga wadooyinka. Munaasabadda xarig-jarista waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Hawlaha Guud, Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland, Guddoomiyaha Gobolka Bari, Duqa Degmada Bosaso,

Bosaso – Daafurka Xarunta Xakamaynta Xamuulka DPL Read More »

KORMEERKA DHISMAHA LAAMIGA BIRTA-DHEER – KALABAYR.

06-Sept-2025 Maanta waxaa socdaal shaqo iyo kormeer ku tagay dhismaha laamiga muhiimka ah ee isku xira Birta-dheer – Kalabayr wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Puntland, Mudane Maxamed Faarax Maxamuud, oo ay wehelinayeen Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, xubno ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Waddooyinka Puntland, Ganacsade Jaamac Dhagadheere

KORMEERKA DHISMAHA LAAMIGA BIRTA-DHEER – KALABAYR. Read More »

KORMEERKA DHISMAHA WADDADA GAALKACYO – BACAADWEYN (QAYBTA DUSMADA GALKACYO)

07-Sept-2025 Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamuud, ayna ka mid ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), ayaa kormeer shaqo ku tagay dhismaha waddada Gaalkacyo – Bacaadweyn (Qaybta Dusmada oo ay gacanta ku hayso shirkadda Albashid). Wafdiga waxaa halkaas si diirran ugu soo dhaweeyey Maareeyaha shirkadda

KORMEERKA DHISMAHA WADDADA GAALKACYO – BACAADWEYN (QAYBTA DUSMADA GALKACYO) Read More »

Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), Dr. Cabdifitaax Sugulle, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dhismaha waddada Bacaadweyn–Dusmada.

09-Nov-2025 Bacaadweyn Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), Dr. Cabdifitaax Sugulle, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dhismaha waddada Bacaadweyn–Dusmada. Kormeerka ayaa diiradda lagu saaray habka tayada ciidda lagu dhisayo waddada iyo guud ahaan heerka uu mashruucu marayo. Guddoomiyaha waxaa kormeerka ku wehliyay Lataliyaha Sare ee Hay’adda PHA ee Arrimaha Tayodhawrka Waddooyinka Eng. Mohamed Cabaas Nuur,

Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland (PHA), Dr. Cabdifitaax Sugulle, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay dhismaha waddada Bacaadweyn–Dusmada. Read More »

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Faarah Cawad iyo Gudoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland Dr Abdifitah Sugule ayaa maanta xafiiska wasiirka ku qaabilay wafadi ka socday Hay’adda Qaramada Madoobe UNOPS-.

#Garowe 01-Dec-2025 Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Faarah Cawad iyo Gudoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland Dr Abdifitah Sugule ayaa maanta xafiiska wasiirka ku qaabilay wafadi ka socday Hay’adda Qaramada Madoobe UNOPS- uu hoggaaminyo Madaxa Xafiiska Soomaaliya iyo Madaxa Barnaamijiyada. Waxaana laga wada hadlay shaqooyinka kaabayaasha dhaqaalaha ay UNOPS ka wado Puntland, gaar ahaan sahanka jidadka ay

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Faarah Cawad iyo Gudoomiyaha Hay’adda Wadooyinka Puntland Dr Abdifitah Sugule ayaa maanta xafiiska wasiirka ku qaabilay wafadi ka socday Hay’adda Qaramada Madoobe UNOPS-. Read More »