24-Jan-2026
Gudoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland Dr Abdifitaax Sugulle ayaa daah-furay dhismaha laamiga dhex mara deegaanka Cagaaran ee gobalka Mudug, kaas oo lagu sameyn doono dib u dhis iyo ballaarin.
Waxa uu qayb ka yahay dhismaha dhismaha Bacaadweyn-Gaalkacyo, gaar ahaan qaybaha ay dhisayso Shirkadda Kebarco Construction CO.














