Kormeer Dayactirka Waddada Bardo-dacawo-Garowe

Tariikh:- 22/09/2024,

Guddoomiyaha Hay’adda wadooyinka Puntland Dr Abdfitah Mohamed Sugulle, Ayaa kormeer iyo hubin ku sameyey tayada shaqado ee ka socota waddada Bardo-dawaco-Garowe.

Halkaas oo laga waday dib u dhiska burburka Garbaha wadada (Shoulder erosion) soo gaadhay waddada.

Guddoomiyaha Ayaa u kuur galay si qoto dheer tayadda shaqada isaga oo adkeeyey in aad xil la isaga saaro tayada shaqada socota. sidoo kale Guddoomiyuhu wuxuu fariin udiray gaadiidlayda wadadda isticmaalaya inay u hogaansamaan awaamirta hawlwadeenadda isla markaan ay maraan wadooyinka leexadka ah ee loogu tala galay in gaadiidku maro inta shaqada laga wado wadadda

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *